VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaman - Lyrics

inkastoon gu'yaal garabkaaga taagnaa sow garaadku ima odhan caashaqaba ka guur adigood gafaad ii garaab i leedahay anoo kuu go'aad hadba galinba cayntay anoo guur u jeedaad adna gaabsi jaeceshay ninkow gaabsi jeceshay ha i gayn huteelada ha i glaafanoo ha i seejin gabadhnimo markaad iga gun gaadhana hadba gooso ha i odhan inta gabadh xishood edeb lagu galadayee guur waydayee ragu gabaa fara badan idinkaa gafiyo waxaad gaysataan ama aad gudaan marna kama garaabine dhaqan guurku idinkuu ragow gaar idiin helay
Queue is empty
-- / --