VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta La jaanqaad - Lyrics

wadnaha jeexiisa iyo qalbigaan kuu jeedinoo naftaan kuu jeelanayn adiga kuu qabin jacayl i jiid aan ku jiidiyo jikaar iyo xoog ma jiro runtuna waa shay jiree jawaab kale ha iga sugin ruux aan kuusoo jilcayn jid kaa maraybaan ehee calooshaba iga jaroo la jaan qaad dumarka kale jidiinka waxaan marayn jujuub kuma dhaafin karo warkuna waa jaranyehee wanaag marna ha iga jirin naftaada adoon jirabin jab iyo u hor seedin hawl hadaan cidi jiibinayn jaan dheer kaligaa ha tman
Queue is empty
-- / --