VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Laandheere mp3 ahaan


Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Hodan Abdirahman
Laandheere

LA ILOODIN KARI WAA
LIBIN LA IGA HELI WAA
LURKOODI IGALI WAA
LABTEYDAA DUMIN WAA
2X
LADHKOODI I DHIBI WAA
LAYACEE CALIN WAA
LAHOWGII IDILIN WAA
INA LEXASHAN KARI WAA
2X

NACAYKAYGU LADI WAA LADI WAA
LUGTAYDANA GOYN WAA
LAYDHAYDANA MARI WAA MARI WAA
LANDHARANIMO IDAA
WAXBA LA IGA JARI WAA
2X
LA ILIICIN KARI WAA
LAMANAHA LA LIQI WAA
GUUN LA IGA HALI WAA
LAGA LA IGA BIXIN WAA
2X
QOSOLKII LA JARI WAA
LOVEKAYGU JABI WAA
LADNANTI LA QUDHI WAA
LACIBBADNA LA I WAA
2X
NACAYKAYGU LADI WAA LADI WAA
LUGTAYDANA GOYN WAA
LAYDHAYDANA MARI WAA MARI WAA
LANDHARANIMO IDAA
WAXBA LA IGA JARI WAA
2X

codkii Hodan Abdirahman