VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mohashada - Lyrics

miyaan kaa maqnaan karaa niyadu meelan ahayn agtaada ku miirsata miyaan kaa libiqsada miyaa dhaayahu marqudha muuqaaga ka joogayan miyaan muhashada dareen nafta ka maarmayaa qalbiga meeshan ku xidhay miyuu ka nagaan karaa marlay sida ruux yahay hadaan mid kale u noqon miyay wada maalayaan kalgacal wada muudsadaan waayel mawraanku waa xubiga maamuus hirgalaa sideenana miyay jacayl kalgacayl wada muudsadaan
Queue is empty
-- / --