VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mudane - Lyrics

Waxad tahay mudanahay Gii masuulkii jacaylkiyo Mahuraankii qalbigiyo Mahadhada naftaydee X2 Kuu muhatay laabta oo Adigaa ku majiirtayoo Raga kaa dhex miidhoo Milgaan kugu raacay X2 Mu'min iyo waxad tahay Muslinimo kudheer taho Maankiyo naftay dubaa Ka maqsuuday aniguye X2 Mowle waxan ka bary-- Ayaa guri lagu nagado Wacan ubax meesha Guran iyo maquun iyo Aroos keena x2 Waxad tahay qof masul-- Oo maankiisa iyo caqliga Eebe miisaamayo miskax Loogu deeqee x2 Hadhkii milicda iimaciin Adigaan ku moodayoo Sida geel u ololee mar Horaan ku raacay x2 Waxad tahay qof magac Loo midigtisu furan tahoo Miskiin iyo nin liitaba u Maciinsha siiyee x2 Mowle waxan ka bary-- Ayaa guri lagu nagado Wacan ubax meesha Guran iyo maquun iyo Aroos keena x2
Queue is empty
-- / --