VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naaneys - Lyrics

horaan naxli uga tagoo ma naaquso cashaqii dhibtanan nugul baan u ahay wadnahana adiga ku nabanoo horaan nidar ugu maroo nasteex kuu heelaniyo qalbigu waa ku nadiif nin daacado adi ku jecel sidaanan u nuuxsanayn la,aantaa u neefsanayn sidaan naafada u ahay intaan wada nacay dadkii miyaan naaanays la baxay 2x sidii cunto nafaqa laa quudki noloshayda tooo nasiib aan kugu heliyo adaa naawila aduun naftaad wehel u tahoo adaa niyayadayda dagay naq iyo waxaa tahay ugbaad midaan ku nastoo haboon sidaanan u nuuxsannayn la,aantaa u neefsanayn sidaan naafada u ahay intaan wada nacay dadkii miyaan naanays la baxay 2x
Queue is empty
-- / --