Heesta Naf Jacayl - Lyrics
Inta go'aankani
Ruux u heelanyahay
Intaad hanashadaadii
Uharay dantay wali
Hiil intaad isleedahay
Ruux aan warkaaga heen
Hurdo seeg intaad
Sida xiinka beerkee
Ilmo xibiq tiraahdiyo
Waayi maysidee
Naf jacayl ku helay
ha'igu diidan samirkee
Kuu har ayaankiyo
Ayaankiyo nasiibka
Inta uu hamigu
Weli taaganyahay
Halkii hore
Intaad ruq iyo ciil
Hibaneeso ruux wali
Hif intaad ku nooshahiyo
Adiga iyo ??
Intaad hoolahiisiyo
Horjoogaha jacayl tahay
Hadal kuu darnaadiyo
Ku hungoodayee ?
Naf jacayl ku helay
ha'igu diidan samirkee
Kuu har ayaankiyo
Ayaankiyo nasiibka