Inta go’aankani
Ruux u heelanyahay
Intaad hanashadaadii
Uharay dantay wali

Hiil intaad isleedahay
Ruux aan warkaaga heen
Hurdo seeg intaad
Sida xiinka beerkee
Ilmo xibiq tiraahdiyo
Waayi maysidee

Naf jacayl ku helay
ha’igu diidan samirkee
Kuu har ayaankiyo
Ayaankiyo nasiibka

Inta uu hamigu
Weli taaganyahay
Halkii hore
Intaad ruq iyo ciil
Hibaneeso ruux wali

Hif intaad ku nooshahiyo
Adiga iyo ??
Intaad hoolahiisiyo
Horjoogaha jacayl tahay
Hadal kuu darnaadiyo
Ku hungoodayee ?

Naf jacayl ku helay
ha’igu diidan samirkee
Kuu har ayaankiyo
Ayaankiyo nasiibka

Exit mobile version