VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naf qaybsi - Lyrics

nafta qayb adaa loo qudha ila wadaagoo ilma waad u qalantaa inaan adiga kuu qubo dhibna kuma quudhoo saw qumaati kaligaa qalbigayga maad noqon qof hantoo ku qaaliya adoo raas qabaw iyo qorma nabada ila dagin oonanba jacaylba ila qaban noloshayda quruxxda leh la,aantaa qabyay noqon is qadarinta aadmigu noloshay u tahay qurux talo kaa qaloocdana waxa dilay qoorshiii hore hadii aan nafqaybsiga runta lagu qotominoo la isku qabin kalsoonina qimo ma laha caashaqu adoo raas qabaw iyo qorma nabada ila dagin oonanba jacaylba ila qaban noloshayda quruxxda leh la,aantaa qabyay noqon
Queue is empty
-- / --