VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nalkii dunida - Lyrics

naftayda badhow nusow nuskayga kalow nudow nudaha beerkiyo naftow nalkii dunidaay nasiib wacaneey nasteex nasteexa jirtaay nimcooy naxliga biiyow nasrow adaa nuur iyo ifoo adaan niman kaa xushee isii neecaw jacayl naq soo baxayaay nabaad adaa nasabiyo goboo adaan kugu niyad samee macaan nabarada dawee naxariis dareen nolol ila samee
Queue is empty
-- / --