VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nimaan ciilayba - Lyrics

cawaan hadalkii cisaba male nimaan ciilayba icaaya hadaan caadil ii cadhoonayn cadawga cagta sow ma mariyen casiis cududuu isiiyey hadaan casarkii cabaysto cishii casharkaan ku siiyo intaad hurdada ka caagto cabudhanto ciilna oydo cirfiid caamala uyeedho ilayn caaramada tihiine carada cuno oo cantuuga hadaan cadil ii cadhoonan cagtaba dhulka maydin saarteen cidaan ahay oon kubaro hoy aniga cadaw iima doobiyo meeshan cagta dhiguu ka cararaa ka cararoo ka caagee anaa waligay ku cuni jiray talaow cirka maygu soo dumin kuwaan shalay ceel kuridaybaa caloosha cuqdad iigu qaaday colaadood kama cadhoodo wakaa calankaygii cawa cirka sare caad ka qaaday cudoontii aan calmaday iyo cindigu tuu caleemo saaray caqligu doorte casuumay caruusba loo ciyaare nacabku ciil haw dhamaadan caradan anakaa ka talinoo cid kale uma daba fadhino cakuye saarban ciyaarna wuxu caawa bildhalyee calankaygu booramu babanaya caaqilbaan ahay mana cabsoodo cilmiga ana dhiga caalmko dhan lama ciyaaro caruurta ciilan ciiltire waa magaca ii baxay cida aan ahay aan cadeeye cadawgeena aan cashuurno waan ciqaabna cuqdad ku beerna waan canaada oon caburina
Queue is empty
-- / --