VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Niyadda aan kawada joogno - Lyrics

ilayn jaba waa qofkaagoo markuu kaa jiro dhul dheere waqtina idin kala hor joogo intuu jid inoo furmaayo jawiga adag laga baxaayoo jidee samirkiyo dulqaadka jaanisku wuu imanayaaye qalbiga jagadaad ku leeday ma jiro ruux heli karaaye xusuusta ku jooji laabta niyada aan ka wada joogno niya aan mursalow aan ka wada joogno ilayn jidhka ruux tabaaya dareenkana jiidanaaya ma jiibsado aawadiiye halkuu jiro yaa i geeya naftii hilow joogi wayday hamuuntuna jeer ma dayso jacaylkuna uma tudhaayee JALIIL ha isu kaaya keeno
Queue is empty
-- / --