VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Noqda hoodo badan - Lyrics

waa habeen ka wayn habeenada kaloo hareeraha cishqiga laba wada hayoo soo wada habaa hoy wada galee heelada u tuma eheliyo anaa hanbalyaynayoo hobolada dalkaa wada heesayoo reerbaa hir galay nolol horumartoo hana qaaday iyo ubad lagu hirtiyo inamiyo hablaba laba kala heloo noqda hoodo badan waa reer haboon iyo raas hudmoon waa haldhaa ayaan waa haybadlay nin helaa nasiib ka hinqada jacayl oo haabtay guur waa maxamed hanad hoodaaluhuye sow haybadlay inta uu hantiyay lama aanu hoyan
Queue is empty
-- / --