Heesta Rajo calaf - Lyrics
Rajadaa calafkaan sugaa
Nasiib cawalaan fishaa
Cissiga rabbibaan ushaa
Naftaan cidla daashataan
Carshiga libinteeda taal
Curooo ihooy iraah
Cindigaa samir baan baraa
Qalbiga calmashadu hagtaan
Jacayl cimri gaabaniyo
Cakuyee hawl uga digaaa
Cagtaada halka aad dhigayso
Caqliga hubi baan iraahdaa
Dareenku halkuu ka caago
Naftaan ka carrow faraa
Xaqiiqa cad baan dadaa
Waxaan calmadaan qarshaa
Dibnaha erayada cabbiraa
Culay danbiilaa horyaal
Caddaan gudcur moodayaa
Cidlana kaligeey marraboo
Xiisaha ku curtee nabdigaa
Baryahaan cuskadee hantiyay
Naftan u caddeeyn karin
Ciddaan jamashada uqaboo
Cagtaada halka aad dhigayso
Caqliga hubi baan iraahdaa
Dareeenku halkuu ka caago
Naftaan ka carroow faraaa