VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sad caashaq - Lyrics

aduunyadu sinaan ma leh wayna kala saraysaa subax yawmba waa cayn wixii aad sugaysiyo wadku waa wax kuu siman saqda dhexe habeenkii sagaal jeer intaan kacay wali waan sahwiyayayoo nafta waan sasabayaayee samir baanan leeyahay hadii aad sad caashaqu waligaaba socotaba waxaan saatir kuu qorin indhaha saari mayside haku seexan waligaa siday diintu naga tidhi sadka aadmi heli karo sacabkiisa kuma jiro allaa laga sugaayoo la isma siiyo waligaa saamigaan ku leeyee sugaayay waligay marna kama samraayee saatir inuu i siiyiyo ii samaado waayuhu hadii aad sad caashaqu waligaaba socotaba waxaan saatir kuu qorin indhaha saari mayside haku seexan waligaa
Queue is empty
-- / --