VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Samir - Lyrics

Maxaan seexan waayoo Saqda dhexe habeenkii Nafta kugu sasabayoo 2× Maxaan saamaleeloo Ilintaa iga socotaa Sacabada ku hoorshoo U saxriiray aragaa 2× Sida anigu kuu ahay Sidaad adigu ii tahay Isku sahanba maahee Siday noqon alaa oge alaa oge Samirbaan dugsanayaa Siday noqon alaa oge alaa oge Samirbaan dugsanayaa 2× Dhaaxaan ku sugayoo U dadaal ilaahayoow Adaan kugu sawiyayee 2× Hadaad gacan sarayso Jacaylkani adigu sido Bilow adi ku saaqoo Sahandambena ku sii ceshaa 2× Sidaan anigu kuu ahay Sidaad adigu ii tahay Isku sahanba maahee Siday noqon alaa oge alaa oge Samirbaan dugsanayaa Siday noqon alaa oge alaa oge Samirbaan dugsanayaa 2×
Queue is empty
-- / --