VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sidaan kula joogo - Lyrics

jacaylki dhabii ma dheelmado markuu laba dhexyaal sideena dhantaal mudan maayo dhismiyo reer buu noqdaa keenuna dhaxal buu yahee dhankayga ku waynidaa dhigaa ku dhega nuglee naftayda ku dheeridaa hadaan dhoofay kaamaan tegin qalbigu wuu kuu dhawyahoo aduu kuu dheeliyee sidoon kula joogo dhawr jacaylkaa dhexdeena yaal hadaan miisaan u dhigo ma arag wax ku dherersadee dhirtiyo geedaha ka badan hadii bada loo dhurana inuu u dhigmaan qabaa dhamaad ma lahoo marnaba cishqigu dheeftayda weeyaan hadaan dhoofay kaamaan tegin qalbigu wuu kuu dhawyahoo aduu kuu dheeliyee sidoon kula joogo dhawr
Queue is empty
-- / --