VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Siyar Siyar - Lyrics

Daruuraha cirkoo show soo shubey aroornimo dabeyluhu shanqariyeen sharaxleeyihiin doogii shishe qofaad u jeceshahay sheedha ma iska eegteen iyo shuqulka caashaqa baahida ku showrten idinkoon wax sheeleyn sheedhanaba kaba dhigin sharacalee xishood jira waa shax laba gayaanee siyar maw shushubiteen. Shido habeen adoo ladey sharka iyo waxyeeliyo iska naaray sheydaan shareeryaha ma furateen waxaad shaamareertiyo shoogii kalgacalkee xidigaha la shawrtaba maka qaadey shaacii idinkoon wax sheeleyn sheedhanaba kaba dhigin sharacalee xishood jira waa shax laba gayaanee siyar maw shushubiteen. Shisha qof is taqineen adigoo shida u qabay jaceylka ku shidaye shalay aad heshiiseen waxaad shaamareertiyo shoogii kalgacalkee xidigaha la showrtaba ma ka qaaday shaaci idinkoon wax sheeleyn sheedhanaba kaba dhigin sharacalee xishood jira waa shax laba gayaanee siyar maw shushubiteen.
Queue is empty
-- / --