Heesta Somaliland - Lyrics
xornimo sumad laa wanaaga sidoo
sadkii midnamaa sareedo dhaloo
salka dhigay samaha qarankuye
ALLOW u siyaadi nabada suganoo
barwaaqo ku soor soomaaliland
dhaaxaan ku sugnaa qurbaha sanadoo
runtaba ka sal kacay hankii i sitee
hadaan sooliyo sanaag tagayoo
dhaayaha saaray tog dheer subaxoo
mawluhu igu simay sabadii barbara
way hargaysoo siraadan waan sugayee
miyaan sow iyo sintii boorama
ubaxyo ku salaamaya sidow
walee kuma siisti saami kalee
sudhnow calanyahaw dushaa sare oo
saree abid wanaaga sidoo
roobkii salal iyo ood wayne sinaa
ilaa subaxiyo saqdhexe da'ayay
surad gobonimo buuhoodle sifiyo
neecoow saxansaxo sadbay u lahayd
ruuxii saldhigtee saraar iyo hawd
saraca ka qotaa sareedo dhalee
ALLAHA SAATIRI gabilay lama simin
cakuye saxariyo dhul siigo le