VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soo dadaal - Lyrics

soo dadaal iisoo dadaal deeqday maankee daadehee daadehe kalgacaylkoo daadehee jacayl dahaba oo gala diwaanka taariikhda danbena duruuso reeba oo dalkeeniyo dunida gaadha weedhii ku damaqdaa I diiqad galisoo dibnuhu ma karaan eray aad diido dareen lahayn aan ku diirinayn soo dadaal isoo dadaal deeqday maankee daadehee daadehee kalgacaylkoo daadehe daryeel adigaa sudhay sudhay dushayda ducaysantaydaay dookhaa ku raacoo sidii dayaxaan ku daawanaayaa daymada aragaad dabiib u tahayoo door roonahaygoow waad I deeqdee markaan ku doortaan darajo yeeshay
Queue is empty
-- / --