VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Usoo dabac - Lyrics

Dareenka caashaqaa Aduu igu kaa daroo God nool ku dhex duugantoo Qalbigaad qalbigaad Dawadiisa tahay 2× Indhahaygu daymada Raga dunida oo idil Dadaal adiga mooyee Ruux kale ma doonan Adaan kugu ducaystaa 2× Nafta kuu daacadee Aduun kuu il daran U soo dabac U soo dabac wiilyohoow U soo dabac U soo dabac wiilyohoow 2× Danyaal iga daa hadalka Jidhkaa iga dabiibayoo Halbawlaha deeqayoo Adaan adaan ku dugaashadaa 2× Daa'inkaan baryaayaa Degaan inaan wada ahaanoo Lugtaa iigu kaa xidhanee Daryeelkaygii noqotee Nimcada kaalay daadihi 2× Nafta kuu daacadee Aduun kuu il daran U soo dabac U soo dabac wiilyohoow U soo dabac U soo dabac wiilyohoow 2×
Queue is empty
-- / --