VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wadajir - Lyrics

tilmaam iyo tabashadii markay isku wada tageen ayuu toonkii iibaxoo jacalkuna taabo galay taladii idiin toostayoo hadaydun taagan tihiin hakuu qayrkay tagiyo inaad nolol tiigsataan tiir baad utahay dhoxoo aduu kugu taagan yehee toos naw andna maxamadow aday kugu taagan tehee tusmada iyo wada jirkii najmaay eeg wada jirkii tabtii cilmiyoo kaluu naftiisa utibaaxiyoo tuf iyo taxliil uunocoo adaa dhakhtar unoqdee
Queue is empty
-- / --