VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xurmo - Lyrics

Xurmaan wali kuu hayaa Jacaylkaan xushmaynayaa Xaqiisaan dhawrayaaye Xantaan ka ilaaliyaa Xumaantaan u diidayaa Aayadaha xijaabkaan Xirsi uga dhigayaa Xasuustii kalgacalkaa Xabiibi dhankayga Wali waan xajinayaa Xilkaagiyo aqoontaan Dunida kaaga xushoo Xiskaan kugu qoree Wadnahaan xariir kuu dhigaa Naftaad xiisaha kalgacal Xaqiiqdii ku beertoo Xubin iga midaad tahee
Queue is empty
-- / --