jacalka xurmadiisa
xiskuu ku badhadhaiyo
anoo ukal xaadhan
xubiga wadnahayga
kudhe reeb xasuus
ragmi weeye xogogaaye
haduu xaakin dhibtiisa
xili roonigubeegay
oo xalaal iyo guur
xidhiidhkii ku yagleelay
xaalku waa xarxad wayn

rabiyoow dad xumeeya
iyo xaasid sharkiisa
xoojiyadooda nadhiifi
gal gacalka xagiisa
iyokiisa xad dhaafay
xalaal aan isu seegno
rabiyoo haynagu xeerin

rabiyoo dad xumeeya
jacalku waa xariir
ilaaha ragadoortay
xush maan uqabaa
xabad guurada dookha
aan xus wayn usamano

kaftan aan xaraf reebin
ilaah baa ku xariiree
xikmad loo qalbigaygu
warkiisuu xgsadaaye
ma xerbaagtid gobaade
xaalku waa farxad wayn

Exit mobile version