VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aramida jacayl - Lyrics

alleyl iyo dharaar aqalkooda kaan ku ag meerayoow kolka an arkaba sida ubax qurxoon kaan u eegayow adiguu qalbigu sida ila biyo leh kuu oomanyee kenaa wadaag iilka laygu ridin oo adi dartaa aakhiro u tagin iisoo dhawoow arimada jacayl midkii aan inbadan uurka ugu sidoow kii uu wadnuhu sida ara geel u ololayoow adigay naftani ku arkootayoo ogol kuu tahee intaan aawadaa iilka laygu ridin oon adi dartaa aakhiro u tagine iisoo dhawoow
Queue is empty
-- / --