VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baxsanow calankeygow - Lyrics

Baxasanoow calankaygoow Burudkii umadaydow Sumadii bulshadaydoow Bahda soomaali weyn 2× Sadkii meeshu lahaydow Boqorkii afrikaadow Bilad eebe na siiyoow 2× Bi,idnilaahi calankaygoow Dhibta waad ka baxaysaa Waa lagaala baroore Barqaloow ha ilmaynin Ha baroorane aamu Barakaale ha ooyin Ha baroorane aamu Barakaale ha ooyin Bi,idnilaahi calankaygoow Dhibta waad ka baxaysaa Waa lagaala baroore Barqaloow ha ilmaynin Ha baroorane aamu Barakaale ha ooyin Ha baroorane aamu Calankaygoow ha ooyin Baxsanoow calankaygoow Bilicdii dhulka hooyo Guushii qarankaygoow Tusmadii lagu taamoo 2× Dib ayaanshe sinaantoo Bar tilmaansiga guushoo Ilawgii lagu raystoow 2× Bi,idnilaahi calankaygoow Dhibta waad ka baxaysaa Waa lagaala baroore Barqaloow ha ilmaynin Ha baroorane aamu Barakaale ha ooyin Ha baroorane aamu Barakaale ha ooyin Bi,idnilaahi calankaygoow Dhibta waad ka baxaysaa Waa lagaala baroore Barqaloow ha ilmaynin Ha baroorane aamu Barakaale ha ooyin Ha baroorane aamu Calankaygoow ha ooyin Ha baroorane aamu Barakaaloow ha ooyin Ha baroorane aamu Calankaygoow ha ooyin Ha baroorane aamu Calankaygoow ha ooyin Ha baroorane aamu Qarankaygoow ha ooyin
Queue is empty
-- / --