dadkiyoow kuwaan ka beermoow
dadkay ahaayoow waan idin salaamay
qalbi furan iyo halbalyaan sidaayee
soo dhawaada waligiin farxad aan wadagne
ana hees macaaniyo dhaansi baan sidaye
ila dheela kuligiin aynu wada dheelo
dadkiyoow kuwaan ka beermoow
dadkay ahaayoow waan idin salaamay
dhulkeena hooyaan ku dabaal dagayna
goboladeenaan ku dalxiisi doonaa
gaarisiyo jigjigjiyo jabuutiyo hargeysiyo
garoowiyo muqdishaan boooqan doona
dadkiyoow kuwaan ka beermoow
dadkay ahaayoow waan idin salaamay
qalbi furan iyo hambalyaaan sidaaye
soo dhawaada waligiin farxad aan wadaagne
ana hees macaniyo dhaansi baan sidaaye
ila dheela kuligiin aynu wada dheelno
dadkiyoow kuwaan ka beermoow
dadkay ahaayoow waan idin salaamay
dhulkeena hooyaan ku dabaaldagaynaa
goboledaan ku dalxiisi doonaa
laascaano galkaacyiyo kismaayiyo
baydhabiyo gedo baydhabiyo boosaan booqan doona
ana hees macaaniyo dhaansi baan sidaaye
ila dheela kuligiin aynu wada dheelno

Exit mobile version