dadkaygiyow kuwaan
ka beermoow
dakay ahaayoo
waan idin salaamay
qalbi furan iyo
hambalyan sidaayo
soo dhawaada waligin
ana hees macaaniyo
dhaansibaan sidaaayo
ila dheela kuligiin
aynu wada dheelno
dhulkeeni hooyo
ku dabaal dageyni
goboladeenaan
ku dalxiisi doonaa
gaarisiyo jigjigiyo
jabuutiyo hargeysiyo
garoowiyo muqdishan
booqan doonaa
dhulkeeniyo hooyiyo
goboladeenaan
ku dalxiisi doonaa
laascaanood iyo galkacayo
kismayiyobaydhabiyiyo
geeda iyo boosaasaan
booqan doonaa
ana hees macaaniyo
dhaasinbaan sidaaye
ila dheela kuligiin

Exit mobile version