VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Filasho - Lyrics

Jacayl igu foofay baa Korkayga kusii fidoo Kooraha faraskiyo Cishqiga haa haaa Ayaan wali fuusha- Nahay x2 Fariintaad soodirtiyo Hoogaad beertan haya Anoo nagiyoo fadhiya Ayaan dhab u faaqidaa Dhab u faaqidaa x2 Inkaston kala fognahay Dhankayga wanaag ka Filoo oo wanag kafilo X2 Sadaxeeye ka feejignow Fidnoole warkis hamaqal Dhagaha ka furayso been Walal ka furayso been X2 Hadaan fiidkii hurdada Firaashka dushiisa tago Adaa fikir iyo xasuus Haaa haa haa haaaa Riyada kugu feel dhiga X2 Anoo faaladii ka bogan Markaan faaruq socdee Intaan dhaayaha furaan Goonyaha ka fiiriyaa X2 Inkaston kala fognahay Dhankayga wanaag ka Filoo oo wanag kafilo X2 Sadaxeeye ka feejignow Fidnoole warkis hamaqal Dhagaha ka furayso been Walal ka furayso been X2
Queue is empty
-- / --