VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Khilaaf - Lyrics

in kastoon dhibane ahay dhulkiisii ka soo qaxay muda dheer horteedoo dhidig ahay la daayacay ama saami kala dhigan afar dhiic shan aan jiree lagu dhacay xaqeedii sharaftaan dhur sugayiyo misna dawladeenii xildhibaanka dhaartiyo madaxdii dalkaygaay khilaafyada dhankaygiyo joojiya dhaliilaha waa dhabar jabkeenee dhiila maahan oo waa nabad dhawaaqayga heestuye waa dhiiri galinoo dhita weeyi maansadu ruuxii dhagala oow maqal dheeman weeyi ciiduye dheeftii xornimadiyo qarankii mar dheeliyay maanta wuu dhaqaaqaye
Queue is empty
-- / --