Heesta Kuma raadsan - Lyrics
Ruuxdayda ruuxdayda
Iyo dokhu kuma raadsan
X2
Racdadayda iyo sahanka
Ha uriyaaqin rajo beena
Madaxaaga haku riixan
X2
Ruclo orodka socodkaga
Ha rumaysan waan ka
Raarnaa rogistiisa runta
Maaha haybiskayga had-
Alkaaga ha uragaadin
X2
Run masheege walig-
Ayba meel ku rooree
Run masheegay walig-
Iiba ha uwaraaqee x2
Ruuxaanta ruuxaanta
Iyo duulka kugu raagay
X2
Rasmi iyo wada dhididka
Ramashkeeda riyo jabta
Rukunkeeda ku rafaadka
X2
Raasamaal lakala riixay
Iyo raxlaynta raxmad iyo
Wanaaga kugu reeban
Raadkaaga iga gooso
Kuma raadsan x2
Run masheege walig-
Ayba meel ku rooree
Run masheegay walig-
Iiba ha uwaraaqee x2