VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qaraami xasuus ah - Lyrics

balwooy way balwooy waryaahee waryaahe balwooy waxaa i baleeyay mooyaane balwooy waryaahe balwooy waxaa i balweeyay mooyaane qaraamka inay ku qiirooto waryaahee waryaahee aan qaado qasiidadiiyee waryaahee waryaahee balwadaad igu beertay beri hore waryaahe waaryaahee beerkay iga taal sidii boogee anays baday boogta igu taalee waryaahee waryaahee baraan is lahaa bagaan jabayee dhibtaydii dadkaa ka dhuumanayoo waaryaahee waryaahee dhirtoo maqashad i dhaafahaynee dhagaxaa damqanlaa dhibtaan qabo ee
Queue is empty
-- / --