Heesta Qurux - Lyrics
Jowharad lamoodyow
Jamaalkaaga quruxda
Leh qalbigayga jiitoo
Kaa jiifsan waayee
X2
Kolkaan jaleecaba
Jiriricaa iqabatoo
Jacaylkaaga awgii
Jirku way dubaxsha
X2
Jaliil waxan ka tuugaa
Wada jirkeeniyo janadii
Adunyada inagoo nabad
Ku joogna x2
Dhaqaq joog sigaagiyo
Jamaalkaagaa ideeqoo
Jeexayga midigow ila
Jiibi caashaqa x2
Jahwareerka cashaqa
Jiradiyo xanuunka leh
Jidiin quudan waayee
Jirabkiisan iga bi'i x2
Jaliiil waxan ka tuugaa
Wada jirkeeniyo janadii
Adunyada inagoo nabad
Ku joogna x2