VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raxmad - Lyrics

Risoo astiisa cashaqa Wadnahay rushaysoo Rugba qaadi waayee X2 Rajadii naftaydow Roob soo da'aayiyo Reexaan udgoonow X2 Rasmigeeda nololed Rafaad lahaynoo rabi Ha ina siiyee x2 Maxamadow rafiiq- Naye raaxayso abid Kaa ii raaxayso x2 Raxmad eebe keniyo Raaxadii aduunkaay Nafta tii uroonayd X2 Rucub miro bisladiyo Ubax rays ku yaalaay Sida raari dooglaay X2 Rasmigeeda nololed Rafaad lahaynoo rabi Ha ina siiyee x2 Raxmoy rafiiqnaye Raaxayso waligaa ii Raaxayso x2 Ra'yigaaga wacan iyo Reen reenta farxaded Qalbigaa ku reestee X2 Ubaxii ragoo idil aan Ka doortiyo rugtaa Beerka kuyaalee x2 Rasmigeeda nololed Rafaad lahaynoo rabi Ha ina siiyee x2 Maxamadow rafiiq- Naye raaxayso abid Kaa ii raaxayso x2 Raaliyadii hawenkaay Ramad dhalay sidiisii Raansiga jaleecada X2 Anba ragadka cashaqa Mudo ihaleelyoo laabta Laaabtaa iruxmaysoo X2 Rasmigeeda nololed Rafaad lahaynoo rabi Ha ina siiyee x2 Raxmoy rafiiqnaye Raaxayso waligaa ii Raaxayso x2
Queue is empty
-- / --