Heesta Dhameys - Lyrics
Kol haduu dhamays
Kaa dhigay ilaah
Aadmiyo waxaad
Cudha ku qabsataa
Kol haduu dhamays
Kaa dhigay ilaah
Aadmiyo waxaad
Cudha ku qabsataa
Diif kaa dhayay
Dhuuni dul korow
Wax idiin dhaxayn
Kuma dhaxan tiree
Diif kaa dhayay
Dhuuni dul korow
Wax idiin dhaxayn
Kuma dhaxan tiree
Diif kaa dhayay
Dhuuni dul korow
Wax idiin dhaxayn
Kuma dhaxan tiree
Diif kaa dhayay
Dhuuni dul korow
Wax idiin dhaxayn
Kuma dhaxan tiree
Dilificiil intaan
Dhigaa aawadiis
Wax u dhaqan lahayn
Dhambaal side hadaa
Ay dha,diisu tahay
Hido lala rogiyo
Falal dhoof ku yimid
Xidid kaa tahay
Dilificiil intaan
Dhigaa aawadiis
Wax u dhaqan lahayn
Dhambaal side hadaa
Ay dha,diisu tahay
Hido lala rogiyo
Falal dhoof ku yimid
Xidid kaa tahay
Dhaqankeena wacan
Dhadhamiyo tahay
Dhalantee shishee
Oo dhaloola tahay
Dhaxalkeena ciida
Dhaliilo tahay
Qeyrkaa bandhigay
U dhigay u dhigay
Dhalaaceeyo tahay
Dhaqankeena wacan
Dhadhamiyo tahay
Dhalantee shishee
Oo dhaloola tahay
Dhaxalkeena ciida
Dhaliilo tahay
Qeyrkaa bandhigay
U dhigay u dhigay
Dhalaaceeyo tahay
Yaa dhawrayoo
Kaaga dhicin xumaan
Kal ku dhay wanaag
Kismaayo wacan
Yaa kuu dhintay
Dhalaankaaga nolow
Sigeed haboon
Yaa dhawrayoo
Kaaga dhicin xumaan
Kal ku dhay wanaag
Kismaayo wacan
Yaa kuu dhintay
Dhalaankaaga nolow
Sigeed haboon
Soomaali u dhashoo
Ha ku dhumin cidlee
Waxaa tahay u dhuroo
Soomaali u dhashoo
Ha ku dhumin cidlee
Waxaa tahay u dhuroo
Soomaali u dhashoo
Ha ku dhumin cidlee
Waxaa tahay u dhuroo
Soomaali u dhashoo
Ha ku dhumin cidlee
Waxaa tahay u dhuroo
Intii dhiig wadani lagu dheehaye
Dhadhiliyo wixii madixiina dheer
Ee dhawacaa hayoo
Intii dhiig wadani lagu dheehaye
Dhadhiliyo wixii madixiina dheer
Ee dhawacaa hayoo dhawacaa hayoo