Heesta Garasho - Lyrics
garba garbaa latusaayee garashoy waxba hatarin hagar gaaarsan ruux naba
aano godob haqiil galin jaceelkaan igubayoo halbowlaha guntiisiyo noloshayda gaasiray
anoo gocoshadii qaba dhana aanan gaarayn ii gargaar alahayow
kama go'i karaayee gacantayda soogali wiilkii aan u golon golay
ma gamoo hurdada baas waan gohdaa habeenkii gidaarada wareegaa guuraa dhaxanta meeraa suu iigarabsan mooyee ii gar gaar allahayow
guga da'ay barwaaqada guud kayga lagu xiray anaa gabi dhacaayoo
jaceel geedka igu xiray goortaan jaleeco wadnahaa igariiroo gurxan kayga yaabee
dartii cadow magoosane asaagay god uma qodin
kama go'i karaayee gacantayda soogali wiilkii aan u golon golay
ma gamoo hurdada baas waan gohdaa habeenkii gidaarada wareegaa guuraa dhaxanta meeraa suu iigarabsan mooyee ii gar gaar allahayow