VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ligan - Lyrics

Laba is jeceliyoo Lamaanaha is doortaa Marna lama labayniyo Nuurka kuma haboonee Laba is jeceliyoo Lamaanaha is doortaa Marna lama labayniyo Nuurka kuma haboonee Labxadii iyo maankiyo Ala laabta kugu qoray Labxadii iyo maankiyo Ala laabta kugu qoray Inay laba boglaysoo Jacaylkii lamaanaa Labxadii iyo maankiyo Ala laabta kugu qoray Labxadii iyo maankiyo Ala laabta kugu qoray Inay laba boglaysoo Jacaylkii lamaanaa Nacabkeenu laagtaa Nabsigeedu moodaa Nacabkeenu laagtaa Nabsigeedu moodaa Laalaab adoon galin Inaan libinta gaadhniyo Inaan laabta kaa jaro Labadaa mid doodyee Ligantaan ku daalyee Laalaab adoon galin Inaan libinta gaadhniyo Inaan laabta kaa jaro Labadaa mid doodyee Ligantaan ku daalyee Lahanshada naftaadiyo Ayahaa la gama,yee Ayabaali laab qudha Laba ruux ma qaadee Lahanshada naftaadiyo Ayahaa la gama,yee Ayabaali laab qudha Laba ruux ma qaadee Inta neef ka haliistiyoo Kali kaysan hadimadu Inta neef ka haliistiyoo Kali kaysan hadimadu Hiilaanyo igu kicin Ama laba daraaruhuu Inta neef ka haliistiyoo Kali kaysan hadimadu Inta neef ka haliistiyoo Kali kaysan hadimadu Hiilaanyo igu kicin Ama laba daraaruhuu Nafsi luqunta kuu gali Oo ii laba lis caashaqa Nafsi luqunta kuu gali Oo ii laba lis caashaqa Laalaab adoon galin Inaan libinta gaadhniyo Inaan laabta kaa jaro Labadaa mid doodyee Ligantaan ku daalyee Laalaab adoon galin Inaan libinta gaadhniyo Inaan laabta kaa jaro Labadaa mid doodyee Ligantaan ku daalyee
Queue is empty
-- / --