VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qarni tahliil hodon - Lyrics

Wixii qarniyaal ahaa ahaa Taariikhdu wey qoreen Qoreen taariikhdu ay qoreen Inaan qolo qolo ahaaniyoo Qabyaalad maxaa ku keenay Qabyaalad maxaa ku keenay Inaan qolo qolo ahaaniyoo Qabyaalad maxaa ku keenay Qabyaalad maxaa ku keenay Su,aashaa qaaligaa Intaa qaadaa dhigtaa Qofow wax ka keen jawaab Jawaab qofow wax ka keen jawaab Su,aashaa qaaligaa Intaa qaadaa dhigtaa Qofow wax ka keen jawaab Jawaab qofow wax ba keen jawaab Su,aashaa qaaligaa Intaa qaadaa dhigtaa Qofow wax ka keen jawaab Jawaab qofow wax ka keen jawaab Qabuurahaa soo tirshoo tirshoo Intii quru dhimatay iyo Qayoo intii quru dhimatay iyo Qabuurahaa soo tirshoo tirshoo Intii quru dhimatay iyo Qayoo intii quru dhimatay iyo Intii lab dilay qabiil Qiyaaskaa midkee badnaa Qiyaaskaa midkee badnaa Intii lab dilay qabiil Qiyaaskaa midkee badnaa Qiyaaskaa midkee badnaa Intaad qalin qaadataa Tirada idinkoon qaldayn Qofow wax ka keen jawaab Jawaab qofow wax ka keen jawaab Intaad qalin qaadataa Tirada idinkoon qaldayn Qofow wax ka keen jawaab Jawaab qofow wax ka keen jawaab Intaad qalin qaadataa Tirada idinkoon qaldayn Qofow wax ka keen jawaab Jawaab qofow wax ka keen jawaab Intaad qalin qaadataa Tirada idinkoon qaldayn Qofow wax ka keen jawaab Jawaab qofow wax ka keen jawaab qofow wax ka keen jawaab qofow wax ka keen jawaab
Queue is empty
-- / --