naf bukaan kuraagtoo
birkamadaku daashoo
baryo caashaq daashaday
dhaaxaa dag iyo salal
sahwi uuku beeroo
hadba hadba haadbaa laguu lulayaa
i baxnaa ninaysee

habeeyo badanidaa
miyaa waa kaa baryayn
halkuu beerkaygu jiro
iftiinkaa aan beegsadee

naf jacal ku baahoo
ku xasilay bogeedoo

boholyaw gal gacaliyo
nafta waayo farobadan
baa iyo farobadan
baa ilyo taabashada

Exit mobile version