VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhoof - Lyrics

nafkaa dhooftoo aan dhiman dhibaatuu leeyahoo wakhtigu wuu dheeryohoo dhulkuna wuu kala fogyehee dhaayuhu ma arkaan kolay naf meel dheer kaa jirtee dhambaalada soo diroo dhagaha uun igala hadal dhamaantood waaxihiyo dhiigaad ku abuurantohoo dhabaan kugu jecelohoo hoy iyo aqalbaan dhisaa dhakhsaan kuugu soo war celin jacaylbay i dhalan rogoo hurdana dhaafoon ka tagay habeen waan dheel madaa dharaartiina waan socdaaye dhalaan nimadeeni baan axdiga wada dhiganayoo dheeliga waan diidayaa dhankaaga ka foojignow
Queue is empty
-- / --