VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhudub - Lyrics

laba isu ddhigantoo dhaqan ood wadaagiyo dhadhan caashaq jirayo laga dheehdo ayaynu nahay dhalintaba kumaan arag dhalad kuu dhigmaaye laamo dhabi la moodyoow qalbigaad ku dhigantee dhaxalkii awoowiyo dhawrsan hooyadaaba dhaqankiyo hidihiibaa dhudubkoodii taagtayoo dhankastoo aan kuu dayaba ishu kaama dharagtee dhiinacayga ii joog dhaayahaaga aragiyo dhererkkaaga muuqiyo midab soo dhalaala mawlle kuu dhameeyee kuma dhaafi karaye dhuuxiyo wadnaha iyo dhiigaad ku taala dhudub iyo galaadiyo dhaxan gaala weeyaan dhulkii aan ku ababniyo aqalkeena dhigistiyo dhaabadiisu taalee
Queue is empty
-- / --