VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees - Lyrics

laba isu dhigantoo dhaqan ood wadaagee dhamee caashaq jirayoo laga dheedo aynu nahay dhalintaba kumaan arag dhalad kuu dhigmaaye laama dhabi la moodyow qalbigaad ku dhigante dhaxalkii awoowiyo dhawrsan hooyadaa iyo dhaqankiyo hidihiibaad dhudubtoodii taagtoo dhankastoo laguu dayo ishu kaama dharagtee dhinacayga ii joog dhaayahaaga aragee dhererkaaga muuqiyo midab soo dhalaaloo mawla kuu dhameeyee kuma dhaafi karayee dhuuxiyo wadnihiyo dhiigaad ku taalaaye dhudub iyo galaad iyo gaxan dhaala weeyaan dhulkii aan ku ababniyo aqalkeena dhigistiiyoo dhabadiisu taalee
Queue is empty
-- / --