VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Heestii booqo puntland - Lyrics

bari iyo karkaariyo bartamaha nugaaliyo inaan booqdo sool ban naftuu iila bugtaayoo wuxuu beerku tabayaa barashada dhulkaygee haduu boqorkku igu simo ku bulaali maynee qurbo bilic ma taalee bartii aan ka beermiyo waa inaan boqda butland ayla baalaheediyo buuhoodliyo cayn iyo bilacda taala mudug baan boholyawga awgii bartamaha habeenki baadi goobtaa ku waabariiso leedahay ku bulaali maynee qurbo bilic ma taalee bartii aan ka beermiyo waa inaan boqda butland
Queue is empty
-- / --