VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nabsi - Lyrics

adigooon iga dheerayn nafaan kaa dhargaynbaad dareenkedii dhufatoo dhaayaheeda kaa jecel qalbi dhaawac qababaad ku dhex beeran tahayooo dherersada waqtiga ooo dhaawigaaga suga ee armaad dhagar iga gashaa nabsii kuu dhaxaayooo ana kaa dhaqaaqqaa dhibta wehel la noqotaa aniguuu dhigaa aynigaygiyo bulshadaa dhamaanteed uma dhigo dhagtaydoo dhuuxaad ku milantoo dhool da,ay sidiisii dhugashadaada wacan baa dheef iiga dhigantoo naftu ay ku dharagtaa armaad dhagar iga gashaa nabsii kuu dhaxaayooo ana kaa dhaqaaqqaa dhibta wehel la noqotaa
Queue is empty
-- / --