VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saansaan - Lyrics

saansaanta muuqiyo inta saatir uumee ku sugan aduunyada kii ugu sareeyoow sambabadiyo beerkiyo wadnaha salkiiisaad sabo aad u wacaniyo saldhig aad ku leedee sareediyo baraariyo same aaan ku warnee soo dhawoow macaanoow sadrigaaga igu qabo ma suuro kalgacalkuye sakati waa u daran yahay sina kuma ba,aayee wuu sii kordhaayaa kalgacaylkaad samaysaa igu saaqday anigoo adaan ku siloonoo kugu sahwiyayaa oo laabtayda sudhan sareediyo baraariyo same aaan ku warnee soo dhawoow macaanoow sadrigaaga igu qabo
Queue is empty
-- / --