VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Samir - Lyrics

Samirkiyo Dulqaadkuba waa Sad Lagu Ducaystee Saatir Laga Baryaana lama Wada Sinaadee ruuxuu Eebe Siiyaana cidi Kama Saraysee kii Aan Sugaayayoo wacadkii Ma Sayrine waan Sidaa Sareediyo Ladnaantuba waa Saami Qayboo mawluhu Ku Siiyaa anna Maan Saluuginee saadaal Wacnaataan sacabada U Tumayee kii Aan Sugaayayoo wacadkii Ma Saydhine waan Sidaa
Queue is empty
-- / --