ku dhamaanay diirirkee
soomaalay ma is dayn karaynaa
magacii dalkeeniyo
maamuuskaan lahayn
ma ku wada istaagna a

miigaa tahaysaa
mudan hooyo badaniyo
maxastiyo caruurtana
ma u uuman yahay wali

ishu macalin weeyoo
maantiyo wixii nool
soomaalaay midooboo
miigane calankeeniyo
daadihiya maatada

mid kaloo dardarana
soomaalay muska waxa inoo yaal
middnimo hagaagsane
muslinimo saalixa
ugu yeedha maandeeq

ma ogtihiin illaaha
kaligii macbuud yahay
muftaaxyada aduunyadana
maareeya dhamaan
magan loo noqdaa yahay

ishu macalin weeyoo
maantiyo wixii nool
soomaalaay midooboo
miigane calankeeniyo
daadihiya maatada

Exit mobile version