VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xafladii khaatumo - Lyrics

Dhulka hooyo waa dahab Waana dhaxal awoowaad Waaxaan ugu dhimanayaa Inuu dhaafo qayrkii Dhibta iyo xumaha iyoo Waxaa dunida dhacaaya Rabbi uu moowle uu ka dhowraayee Khaatumo weey dhaqaaqdoo Dhabbihii wanaaggeey Dhab u fuushay maantee Udhawaada wadankiina Ku dhawaada Qurba joogay u dhawaada Dhul aan dhoof kujoogiyo Dhaqanada shisheeyaha Waxaan uga dhex baxayaa Dhaxalkaygu inuu jiroo Oo aan dhallaanku iga dhumin Waxaa dunida dhacaayana Rabbi uu iga dhowraaye Khaatumo weey dhaqaaqdoo Dhabbihii wanaaggeey Dhab u fuushay maantee Udhawaada wadankiina Ku dhawaada Qurba joogay u dhawaada
Queue is empty
-- / --