VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta 00 Intro mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Hussein Ali Miiraale
00 Intro

Bishaaro bishaaro bishaaro
Idinkuna bilkhayr dhaha dadweynow

Markii muranka laga tago
Miisaan xaq loo tago
Heeso wada macaanoo
Music iyo cod buuxa leh
Horta horta yaa mudnaanta leh
Idinkuna dadweynow miiraale
Wada dhaha miiraale miiraale

Waa fanaankii :
Xuseen Cali Miiraale
Iyi albumkiisii Suleekha
Suleekha Suleekha

Hadaba musica aad maqlaysaan
Waxa isagu gacanta midig
Ku tumay C/Raxmaan Istiile

Hadaba soo saaraha albumkan
Waa Cabdi Yare Oo loo yaqaano
Aw-Xaaji Suleekha

Waxaa kaalin libaax leh ka qatay
Studio yaasha kala ah

Somali toral miti
Durdur studio
Somali music

Hadaba waa Maxamed Shiinow
Maxamed Xasan Oo loo yaqaano
Shiinow
Oo idin leh suleekha album
Iyo hodan Miiraale

codkii Hussein Ali Miiraale