Naf jacayl tagoo
Keenada xanuun
Kaar iyo xanuun
Ciil waxay qabtaba

Kadinkii heshoo
Kaalinkii wanaag
Kaabi noo tidhi

Kakabada hamuun
Hiyigeeda jacayl
Kasabkii hadaad
Kala lumin jiraa
Kuhashada adaa
Kaligaa gudee
Kuhashada adaa
Kaligaa gudee

Kun haduu kufriyo
Kuna uu muslimo
Koleey lama karee
Qofka tuurayoow
Mar ilaa lama karee
Karaamada ha lumin

Kalaxiiba hoo
Karsiimadiyo
Kushin ii kabtoo
Guclihii orodaa intuu

Kay dooratoo
Ku kalsoontihiyo
Kaahii horyaa

Kakabada hamuun
Hiyigeeda jacayl
Kasabkii hadaad
Kala lumin jiraa
Kuhashada adaa
Kaligaa gudee
Kuhashada adaa
Kaligaa gudee

Kun haduu kufriyo
Kuna uu muslimo
Koleey lama karee
Qofka tuurayoow
Mar ilaa lama karee
Karaamada ha lumin

Exit mobile version